Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Saraakil Sarsare oo Ku Dhintay Dagaalka u Dhaxeeya Ahlusuna iyo...

Deg Deg: Saraakil Sarsare oo Ku Dhintay Dagaalka u Dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug iyo Gaadiid laga Qabsaday Ciidamada Galmudug

0

Waxaa hada bohol gaaray Gaari cabdibile ah oo leeyahay saadaq joon, Qori dhashiike ah oo Gaariga saarnaa iyo 3Qori oo dabajeex Ah BKM.

Waxaa la lala,yahay Dhamaan Ciidankii saarnaa gaarigaas la qaatay oo kamid yahay sargaal lagu magacaabo Boqor Fahad oo kamid ah ilaalada Gaarka ee Medexweyne QoorQoor.

Dagaalkaan ayaa Yimid Kadib markii ciidamo Ka Tirsan ahlusuna Soo Waceen kuwa Galmudug kadibna ka codsadeen in lasoo Doono si ay isku Soo Dhibaan.

Galmudug ayaana u Dirtay 2 Gaari taas oo Sababtay in Markii Goobtii lagu Balimyay aygareen InDagaal Kedis ah Lagu Qaaday Wararka Qaar aya Sheegaaya in Ladilay Dhamaan Ciidankii Saarna Gaari Cabdi bile ah.

Ad
Previous articleDeg Deg dagaal culus o u Dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug oo Kasocda Duleedka Dhuusamareeb
Next articleFaahfaahin: Sida ay U Shirqooleen Ciidamada Ahlusuna Kuwa Galmudug kadibna Weerar Gaadmo ah ugu Qaadeen(Aqriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here