Home wararka Dalka Dhageyso Maamulka Ahlu-suna oo Ka Hadlay Afduub Shalay ka Dhacay Degmo Dhuusomareeb...

Dhageyso Maamulka Ahlu-suna oo Ka Hadlay Afduub Shalay ka Dhacay Degmo Dhuusomareeb u Dhow’

0

Maamulka Ahlu-suna ee Dhuusomareeb Ayaa ka Hadlay Afduub Shalay ka Dhacay Magaalada Dhuusomareeb Tuulo u dhow Halkaasi oo Gaari Ambalas ah lagu Afduubtay,

Sida Wararka Tilmaamayaan Afduubka Waxaa Geestay Xarakada Al-shabaab oo ku Caanbaxay Dhibaateenta Shacabka iyagoo u Kaxeestay Meelaha Ay Maamulaan,

Gaariga ayaa ku Baxay Hooyo Fool ah in ay soo Qaadaan Hase Yeeshee Waxay la Kulmaan Dhacdadan Sida uu Sharaxay Mid kamid ah Masuuliyiinta Ahlu-suna,

Shacabka Magaalada ahaa hadal haya afduubka maanta ka dhacay dhuusamareeb waxaana lagu soo waramayaa in dadka la Afduubtay ee saarnaa gaariga ay u shaqeynayeen hey’ad samafal oo Gacanta ku heysa Cisbitaalka Guud ee Magaalada dhuusamareeb,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here