Home Wararka Maanta Akhriso Tirada Sanatarada ee ilaa Hadda La doortay iyo Deegaanada ay kala...

Akhriso Tirada Sanatarada ee ilaa Hadda La doortay iyo Deegaanada ay kala yihiin

0

Doorashada Kuraasta Aqalka sare waxaa ilaa Hadda la doortay  46 Senator waxaana dhiman 8 Senator oo keliya.

1. Gobolada Waqooyi 11 Senator.

2. Dowlad goboleedka Puntland 11 Senator.

3. Dowlad goboleedka Koofur Galbeed 8 Senator.

4. Dowlad goboleedka Hirshabeelle 6 Senator.

5. Dowlad goboleedka Galmudug 6 Senator.

6. Dowlad goboleedka Jubbaland 4 Senator.

Isku geyn 46 Senator.

Waxaa dhiman Jubbaland 4 Senator, Galmudug 2 Senator iyo Hirshabeelle 2 Senator.

Ad
Previous articleDeg Deg Ciidamada Galmudug oo la Wareegay Deegaanka Bohol oo Ahlusuna Ahlusuna ku sugnaayeen
Next articleC/raxmaan C Shakuur Warsame oo ku Baaqay in La Joojiyo Xiisad ka taagan Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here