Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Taliye Xijaar oo Xilka Laga Qaaday Iyo...

WAR DEG DEG AH: Taliye Xijaar oo Xilka Laga Qaaday Iyo Taliye Cusub oo la Magacaabay akhriso Maamulka Uu kasoo jeedo

0

Golaha Wasiirrada ayaa Taliyaha Booliska Soomaaliya u magacaabay General Sulub Axmad Firin, kaas oo ahaa wasiir ku Xigeenka wasaarda duulista hawada dowlada Federaalka ah.

Sulub Axmed Firin ayaa loo magacaabay Taliyaha Booliiska ayaa Waxa uu Badali Doonaa Taliye Xijaar oo Farmaajo aad ugu Dhawaa.

Horay wuxuu u ahaa intaan la magacaabin Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka, waa nin Jubaland kasoo jeeda.

Xijaar ayaana Kasoo Jeeday Maamulka Puntland halka Taliyahaan Cusub oo kasoo jeedo Jubaland waxay heystaa laba xil oo waaweyn sida Ra’iisul wasaaraha iyo Taliyaha Booliiska.

 

Ad
Previous articleHooyo Sabab u Noqotay Dilka Ilmaheed Xili ay Aroos ku Socotay
Next articleGolaha Wasiirada oo ansixisay heshiiska aasaasidda Ciidamada Bariga Afrika (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here