Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Jadwalka Todobo Kursi oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka oo La...

Jadwalka Todobo Kursi oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka oo La Shaaciyay Xili waqtiga Doorashada 4 maalin ka Hartay

0

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Kuraastan ayaa qeyb ka ah 13 kursi oo dhowaan la shaaciyey in doorashadooda lagu qabanayo Magaalada Balad-weyne kuwaasoo lix ka mid ah maanta la qabtay.

HOOSKA KA AKHRISO KURASATA JADWALKOODA LA SHAACIYEY

Ad
Previous articleGudiga doorashooyinka Oo Qaadacay kursiga Fahad Yaasiin
Next articleXildhibaano cusub oo Ka Mid Noqonaaya Golaha Shacabka Oo goordhow La Doortay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here