Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka haray Tartanka Ra’isul Wasaaraha cusub

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka haray Tartanka Ra’isul Wasaaraha cusub

0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali ciid ayaa ka Tanasulay utartamida xilka Ra’isul Wasaaraha Dalka, Maadaama uu ka mid ahaa xubna loo saadaalinayay in loo Magacaabayo xilka Wasiirka 1aad

Qoraal uu ku Soo qoray Bartiis Facebook ayuu Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Daahir ciid  ku Sheegay inuu Tartankaasi ka haray

Halkaan ka Akhriso Qoraalka.

Ad
Previous articleDeg Deg Xanti dhowrka Guud oo xiray Wasaaradda diinta iyo Awqaafta
Next articleDowladda Kenya oo raali galin ka bixisay Sababtoo Safiirka Soomaaliya Shirka uga baxay (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here