Home Wararka Somaliya Galmudug Hoorjooge Mahad Cagaduub oo Sabab yaab leh Ugu Dhintay Galmudug iyo Kuwa...

Hoorjooge Mahad Cagaduub oo Sabab yaab leh Ugu Dhintay Galmudug iyo Kuwa kale oo nolosha Lagu Soo Qabtay(Sawiro)

0

Warabaahinta Dowlada Ayaa Goordhow  lagu Baahiyay Warbixintaan

Madaxii Khawaarijta u Qaabilsanaa Zakawaatka deegaano ka tirsan Gobalka Gal-gaduud oo Wadno Istaag u dhintay Asigoo Orad uga baxso is leh CXD.

Mahad Cagaduub oo ahaa madaxii zakawaadka Deegaanada meexaan, towfiiq, cali afrax, bud bud iyo ceel raydab ayaa manta duhurkii lagu soo qabtay kadib Howlgal ay Ciidamada Dowladda ka sameeyeen Deegaanka Towfiiq oo 15 KM dhanka Waqooyi kaga Beegan Galcad.

Koox ka tirsan Argagaxisada Naflacaariga ah ayaa weerar Arbushaad ah kusoo qaaday Ciiidankii soo qabtay Xiligaas ayuuna isku dayay in uu baxsado lkn markii uu ugu yaraa 3km ordayay ayuu wadnaha istaagay wuxuuna ku dhintay bartii iyadoo wax rasaas ah lagu dhufan.

Ciidamada Dowladda ayaa hadda Gacanta ku haaya Labo ka tirsan Maleeshiyada khawaarijta oo
isla howlgalkaasi ay kusoo Qabteen.

Ad
Previous articleCali Daahir Ciid oo Maantay Furay Kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka Galmudug(Sawiro)
Next articleCiidmada Amaanka Oo Howlgal Culus ka Fuliyay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here