Home Wararka Maanta Madixii Jabhadaha Alshabaab ee qaabilsanaa degmada Galcada Deeganada BudBud Cowsweyne iyo Masagawaa...

Madixii Jabhadaha Alshabaab ee qaabilsanaa degmada Galcada Deeganada BudBud Cowsweyne iyo Masagawaa oo Gacanta Dowlada Soo Galay(Sawiro)

0

Horjooge katirsanaa kooxda  Alshabaab oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca deegaanka ee gobolka galgaduud.

Mahad Aw cismaan Sabriye oo ahaa Madixii Jabhadaha Alshabaab ee qaabilsanaa degmada Galcada Deeganada BudBud Cowsweyne iyo Masagawaa ayaa isku soo dhiibay Ciidamada xoogga iyo kuwa Difaaca Deeganka ee Macawisleyda kuwaas oo ka howlgala Gobalka Galgaduud.

Hagar barre oo ah hogaamiyaha macawiisleyda ka howlgasha deenada hoostaga degmada Galcad ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in horjoogaha isi soo dhiibay uu ahaa shaqsigii ugu sareeyey maleeshiyaadka khawaarijta ee dhibka badan ku haysay shacabka dega degmooyinka Ceeldheer iyo galcad.

Ad
Previous articleIran oo u digtay Israel iyo tilaabo ay qaadi karto saacadaha soo socda
Next articleIsrail oo Duqayn ku laysay Falastiniyiin Qax Ku Jiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here