Home galmudug Dhageyso Nabadoon Maxamed Axmed Cumar oo ka Waramey Halka Ay Mareyso Nabadeynta...

Dhageyso Nabadoon Maxamed Axmed Cumar oo ka Waramey Halka Ay Mareyso Nabadeynta Beelaha Sacad iyo’

0
SHARE

iyadoo Aan idin Soo Tabino Wararka La Xiriira Nabdeynta Beelaha Galmudug ka Tirsana isla markana Bilaabay Dadaalada Nabadeyn Waxaa Arinkaasi kala Xiirnay Nabadoon Maxamed Axmed Cumar oo kamid ah Beesha Sacad,

Nabdoonka Ayaa Mudug24 Siiyay Wareysi Dheer Waxana uu Sheegay in Dhawaan Tageen Degmada Bandiiradley isla markana ku Yeesheen Kulan isagoo intaasi ku Daray in Dhawaan Labada Dhinac Kuwada Kulmi Rabaan Magaalada Qadiimiga ee Galinsoor,

Maxamed Waxa uu sheegay in Rajo Feecan ka Leeyihiin in Arinta lasoo Afjaro iska markana Labada Beelood Heshiiyaan,

Wareysiga oo Meelo Badan Taabanaya Halka Hoose ka Dhageyso

riix

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here