Home galmudug Daawo Sawirada Qeeraadka ku Jira Bariga Hobyo ee Galmudug Qeybta 2 aad...

Daawo Sawirada Qeeraadka ku Jira Bariga Hobyo ee Galmudug Qeybta 2 aad Socdaalka Wariyaasha Mudug24,

4

Tani waa Qeybta Labaad Socdaal Wariyaasha Mudug24 Qeyb kamid ah ay ku Tageen Xaruunta Ganacsiga ee Hobyo Halkaasi oo ka Socdaan Hormar Balaaran,

Shalay Waxaan soo Qaadanaya Dhanka Bada iyo Qeeraadka ALLE Ku Maneestay iyadoo Qeybtaan aan ku Fiirineyno Dhanka Bariga iyo Qeeraadka uu ALLE Ku Maneesto,

Waxaa Xiliga aan Sawirada Qaadeenay Dhulka uu ahaa Mid Qurxoon isla markana Cagaaran Waxana Xoolaha Halkaasi ku Sugan Ay ahaayeen Kuwa Aragooda Qurxoon,

Meel Aan sidaasi uga Fogeen Hobyo Ayaan kula Sheekeesanay Kooxda Xoolo Dhaqato ah kuwaasi oo kaftan iyo Sheeko dheer kadib Nooga Waramay Xaalkooda iyagoo sheegay in Xaaladooda ay Tahay Mid Wanaagsan,

Dhanka Magaalada Ayaa Sidoo kale Quruxda Ka Muuqataa kadib Markii Jaaliyadaha Dalalka Sweden iyo UK Ay Si Qurxoon kaga Qeyb Qaateen,

Halkan Hoose ka Daawo

bari7 bari1 bari2 bari3 bari4 bari5 bari6

10 ku laabo mudug24 xiriir

4 COMMENTS

  1. GOBOLKA DALXIIS, CAASIMADIISA HOBYO.
    Hobyo Waxay noqon KARTA, haddii ay hesho Mashaariicdii maagelineed oo ay baahneyd, Magaaladda Ganacsiga & Dalxiiska, magaaladaasi waa mid u baahan in Hadda Maalgelintii muhiimka u ahayd Degmadda la dhiiro geliyo, lana bilaabo.
    Hobyo International Airport
    East African International Port = Hobyo
    Hobyo Univesity
    Dhismaha wadooyinka aadda- Galkacyo-cadaado-cabudwaaq-iwm
    Hobyo waxaa la rabey iney HARGEYSA la tar tanto, sabbtoo ah, HOBYO waa magaalo taariikhda dalka soomaliya, gaar ahan xiligii GUMEYSTAHA LA LA DIRIRAAYAY QEYB LAXAAD LEH KA QAADEY, XORNIMADDA JAMHUURIYADDA SOOMALIYA.
    Maamulka Magaaladda Hobyo, ha dhiro geliyo in Magaaladda Soo camiranto, shacabkii ku noolaa degmaddana dib loogu dhiiro geliyo iney ku soo noqdaan Degaanka Gaar ahan Jaaliyadaha Dibadda, iyo Ganacsatadda Degaanka waa iney kaalintooda buuxiyan..
    Hobyo Waxan dhihi laha ha laga dhigo Gobolka Dalxiis ee GAL-MUDUG STATE OF SOMALIA Caasimadiisa Maadama Degmadu ay leedahay Taariikh aad FACWEYN.
    Waxaa loo bahan yahay in dowladda Gal-mudug state of Soomaliya dhiiro geliso, bilicda, dib u dhiska, iyo fududeynta Mashiircda Maalgelineed ee uu Degaanku u baahnaa muddo ku dhow 100 sano ah. Taasi oo aan la helin cid u istaagta Dib-udhiska iyo Maalgelinta Magaaladda… Hobyo waa u Horseed Horumarka Degaanadda GAL-MUDUG STATE OF SOMALIA.
    SOMALIA SOOMALI BAA LEH.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here