Home wararka Dalka Xog Akhriso Dowladaha Mareykan iyo ingariiska oo ka Qeyb Qaatay Nabadeyntii Gaalkacyo...

Xog Akhriso Dowladaha Mareykan iyo ingariiska oo ka Qeyb Qaatay Nabadeyntii Gaalkacyo Madaxdana ugu , Dhageyso,

3

Sida ila Madax Banaan oo ka Tirsan Xubnihii ka Qeyb Galay Nabadeyntii Gaalkacyo ay noo Xaqiijiyeen Waxaa Wadahadalkaasi ka Qeyb Galay Dowladaha Mareykanka iyo Dowlada ingariiska,

Labada Dowladood Ayaa la Qeyb Qaatay Qaabkii Nabada Gaalkacyo looga Heshiin lahaa isla markana looga Baaqsan lahaa Dagaal Halkaasi ka dhacay,

Waxay Shirka uga Qeyb Galeen Qadka Taleefanka iyagoo lasoo Xiriiray Xubnihii Markaasi Waday Nabada Gaalkacyo Waxaana Wararka intaasi ku Darayaan in Labadaasi Dowladood Goobta ka Sheegeen in lala Xisaabtamidoono Qofkii ku kaca Dagaal isla markana Yeesha Masuuliyada Dagaalka,’

Waxaa kaloo Xogta Tilmaameysaa in loo sheegay in la joojinayo Duulimaadkooda Caalamka Hadii Markaasi ku Kacaan Dagaal Ka Dhaca Gaalkacyo,

Warkaasi Waxaa Maanta Shir Jaraa,id uu ku Qabtay Cadaado Madaxweyne ku Xigaanka Galmudug Carabey Wuxuu Sheegay in Labada Dowladood ee Mareykan iyo ingariiska ka Qeyb Qaateen Nabadeynta,

Cadaadiskaasi ayaa keentay in Labada Masuul Mar Qura Badalaan Go,ankooda Gaalkacyo ee ahaa in Xabad Wax lagu Xaliyo Hase Yeeshee Taasi Waxay keentay in Shacabka Puntland ku kala Qeebsamaan Xaga Rayiga,

Halkan ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku Xigeenka oo Qiraya Arinkaasi

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

3 COMMENTS

  1. Marka ma wax fiican.baana alla doqon sanaaa kan bage kaam wax ku qora waa.mid aaad u caqli yar maa tiraahdidna ayagaa heshiiiayay hadday gacmo kale jiraan maa ka aaamustid Ilaaahy caqli ha ku siiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here