Home wararka Dalka Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Galmudug ee Shirka Muqdisho oo Dhameestiran,

Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Galmudug ee Shirka Muqdisho oo Dhameestiran,

1

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd oo Maanta Qudbad Dheer ka Jeediyay Shirkii Madashada Wadatashiga ee Muqdisho Waxa uu kaga Hadlay Arimo Badan,

Madaxweynaha Ayaa Shirka ku soo Qaaday Guulihii Galmudug ee Deegaanadeeda kaga Xureysa Al-shabaab iyo Sidoo kale Degmooyinka Loo Dhisayo Maamulada,

Cabdi kariin Ayaa Si xoogan kaga Hadlay Wadahadal Dhawaan la Galayaan Maamulka Ahlu-suna ee Gobolada Dhexe ,

Halkan ka Dhageyso Codka oo Dhameestiran,

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here