Home wararka Dalka Dhageyso Nabadoon ka Tirsan Waqooyiga Gaalkacyo oo Sheegay in Cabdi weli Gaas...

Dhageyso Nabadoon ka Tirsan Waqooyiga Gaalkacyo oo Sheegay in Cabdi weli Gaas Maxkamad lasoo Taago Madama Siyaasada Gaalkacyo ku Fashilmay,, Wareysi,,

4

Nabadoon Raage Maxamed Gaani oo kamid ah Odayaasha Dhanka Waqoyi ee Gaalkacyo Ayaa Muujiyay Sida uga Xunyihiin Nabada Gaalkacyo isagoo eedeyn u Jeediyay Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas,

Nabadoonka Ayaa ku Tilmaamay Gaas Mid ku Fashilmay Siyaasada Puntland isagoo intaasi ku Daray in uusan Xal Sax ah ka Gaarin Wadadii leesku Heestay ee Dagaalka ka Bilowday,

Nabadoonka oo Xal Marka ay Waayeen Talada Dib ugu Celiyay Maamulka Puntland Ayaanan la OGeyn Waxa Hada uga Hadlayo Go.anka Xukuumadiisa Gaartay Hase Yeeshee Waxay muujineysaa Shacabka Waqooyiga Gaalkacyo uga Soo Horjeedaan Nabada Gaalkacyo,

Raage Maxamed Gaani Waxa uu Wareysiga Dhanka kale kaga Hadlay Xaalada Dhabta ee ka Taagan Gaalkacyo iyo odayaal lagu Xiray Magaalada,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

4 COMMENTS

  1. Wad caytami kadha diqon yahow doqun ku dhalay mawa xad bey niney dan inad fashil dhex jiftan kol adey naba dona din afka ku dhuf ten run bey sheygen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here