Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Shir Jaraa’id Cadaado ku Qabtay kana...

Dhageyso Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Shir Jaraa’id Cadaado ku Qabtay kana Hadley Dagaaladii Gaalkacyo iyo Dilkii Cabudwaaq iyo Deegaanka olol,,

1

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa Maanta Shir jaaid ku Qabtay Magaalada Cadaado ee Xaruunta Maamulka Galmudug Waxana uu ka Hadlay Xaalada Galmudug,

Carabey Ayaa ka Hadlay Dilkii Taliyihii Dowlada Somalia iyo Maamulka Galmudug oo Shalay lagu Dilay Degmada Cabudwaaq isagoo ku Sugan Xafiiskiisa Shaqo,

Waxaa kaloo uu ka Hadlay Dilkii Degmada Olol loogu Geestay Masuul Ahlu-suna Xil kasoo Qabtay kaasi oo Asagoo Gudanaha Dhismaha Masaajid ku yaala Degmadaasi la Dilay,

Shira Ayuu Madaxweynaha kaga Hadlay Xaalada Gaalkacyo iyo Halka Ay Mareyso iyo Arimo kale oo Galmudug ku Talaabsatay,

Halkan ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here