Home Wararka Somaliya Xog ku saabsan Shir Goor dhaw Dhexmaray Axmed Madoobe, dani iyo Xubnaha...

Xog ku saabsan Shir Goor dhaw Dhexmaray Axmed Madoobe, dani iyo Xubnaha Beesha Caalamka

0

Hadda ayaa waxaa Shir albaabada u xiranyihiin waxaa u bilaawday Ahmed Madoobe iyo Deni oo dhinac ah iyo Yamamoto iyo James Swan oo dhinac .

James Swan iyo Yamamoto ayaa kala hadlaya Deni iyo Madoobe ka qeeyb-gal la’aantoodi Shirka maanta waxa laga yeelayo midka berri loo balansanyahay.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in Wakiilada Beesha caalamka aad uga careeysanyihiin mowqifyada adag oo ay taaganyihiin Madoobe iyo Deni .

Axmed Madoobe iyo dani ayaa Shirkaas ka qeyb galkiisa Hordhigay in Xilka qaadis Lagu sameeyo Taliyaashii dhawaan weeraray Madaxdii Hore ee Dalka kuwaas oo ku sugnaa Hotelka Maa’ida.

Xubnaha Beesha Caalamka ayaa wada Dadaalo la isugu keenayo Madaxda Dalka oo Khilaafku udhaxeeyo, islamarkaana dani iyo Axmed Madoobe ay ka qeyb galaan Shirka Biri.

Ad
Previous articleKiisaska Covid19 ee Soomaaliya Maxaa iska Bedelay (Akhriso)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor iyo Laftagareen oo Muqdisho kulan ku yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here