Home Wararka Somaliya Galmudug Ninkii Xaaskiisa Ku Gubay Muqdisho oo laga soo Qaaday Garoonka Gaalkacyo

Ninkii Xaaskiisa Ku Gubay Muqdisho oo laga soo Qaaday Garoonka Gaalkacyo

0

Eedaysane Sayid Cali oo hay’adaha amniga ay gacanta ku soo dhigeen xalay ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in laga soo dejiyo garoonka Aadan Cadde.

Eedaysanaha oo ahaa baxsad ayaa soo galay gacanta dowladda xalay fiidkii Muqdisho ayaa la keenayaa si kiiskiisa loo guda galo.

Waxaan ilaa Haatan La Duugin Luul Cabdicasiis oo Ahayd Xaaskiisa uunu Ku Gubay Guri kuyaal Degmada dharkeenleey ee Magaalada Muqdusho.

Abaha Dhalay luul oo Xalay Warbaahinta Lahadlay ayaa Sheegay inaan Luul la Duugayn ilaa Sayid Cali lala Duugo.

Maydka Luul ayaana Ku jira Faranjiyeer Yaal Mid kamid ah Hospitaalada Magaalada Muqdisho.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Suuqawayn ee Bakaaraha oo Hoobiyayaal lagu Garaacay
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Suuqa Bakaaraha iyo Qaraxyo layaab leh oo loo adeegsay Dukaamo Ganacsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here