Home wararka Dalka Magaalada Gaalkacyo oo Rasaas Laga Maqlayo iyo Wafdiga Dowlada oo kulamo Bilaabay,

Magaalada Gaalkacyo oo Rasaas Laga Maqlayo iyo Wafdiga Dowlada oo kulamo Bilaabay,

2

Magaalada Gaalkacyo oo Saaka Dagaal Aan ka Jirin Ayaa Hada Waxaa Goobaha Leesku Hor Fadhiyo Wax yar kadib Waxaa laga Maqlaa Xabado Sida uu ku Waramayo Wariye Ku Sugan Gaalkacyo Ayaa Sheegaya in Xabada Aysan Aheyn Mid Toos Ah lakin Waxyar kadib Maqlayaan,

Raasaasta Ayaa Marba Waxay ka imaaneysa Jihada Labada Dhinac iyadoo Dadka Qaar ku Fasireen in Dagaal uusan Aheyn lakin Labada Ciidan Muujinayaan in Goobta Joogaan,

Dhanka Kale Wafdi Dowlada ee uu Horkacayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Somalia Cabdiraxmaan Odawaa Ayaa Habeenkii Xalay kulamo la Qaatay Masuuliyiin ka Socota Galmudug iyo Punland iyagoo kala Hadlay Qaabka lagu Dajin karo Xaalada Dagaal ee Magaalada Ka Taagan,

Masuuliyiin Ayaa Wada in Ay Sii Wadaan Dadaalka Nabada oo Raisal Wasaaraha dowlada u Wakiishay Xalintooda Waxana Maanta Gaalkacyo ka Socda Kulamo Nabadeed,

Dhanka kale Odayaasha Labada Dhinac ayaa Magaalada ku leh Maanta kulamo Dib leeskugu soo Laabanayo kaasi oo ku Aadan Nabada Gaalkacyo Sidii loo Xoojin lahaa,

Wixii kasoo Baxa Halkan kala Soco

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

  1. Maleeshiyaadka/moryaanta majeerteen iyo habargidir ayaa maalmaha soo socodo la filayaa inay ku kala baxaan gacan ku heynta magaaladda Galkacyo, tirada dhimashada & dhaawaca ka dhashay dagaalkaan beleed oo si badanooyo. Dhibaatada eey umada manta ku jirto, burburka iyo dagaalka sokeeye oo Somaaliya gaar ahaan Konfurta Somaaliya ku habsaday waxa ka masuul ah labadaan belood, Somalida waxey ku maahmaahda “Labadii gardaro ku heshiiso garta ayeey ku diriraan”. Cuquubadi ummadda loo geestay iyo habaarkoda-inkaarti aya soo baxday. ILAAHEY CAADIL WAAYE, xaqane ama haso daho wa ki soo daahira. Waxa kalo jiro: “Nabsigaad gashaa waadanbuu kugu gadootaaye intaa wa ku daba gaanbiyaa gaafna kaayahaye ganbashuu dabadeed kugu dilaa kuguna gaadaaye waxaad geeysatuu uu ka guda soona guraa goor iyo ayaane”. Hadi labadaan qabiil naga dhax baxaan, waxa hubaal ah in eey Konfurta Somaaliya uso noqaneesa nabadi, cadaaladi iyo Somaalinimadi lagu yaqaani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here