Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg : Ahlusuna Waljamaaca oo Maantay markale Hub Ka Furtay Dowlada...

Deg Deg : Ahlusuna Waljamaaca oo Maantay markale Hub Ka Furtay Dowlada Galmudug gudaha Dhuusamareeb.

0

Qori dhashiike ah oo lagala goostay magaalada dhuusamareeb!

Warar laga Hellayo gudaha magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in dhawaan lagala goostay qori kamid ah qoryaha loo yaqaano dhashiikaha, kaas oo lala aaday dhanka deegaanka bohol oo ay ku sugan yihiin Xoogaga Ahlusunna.

Xogta aan helnay ayaa intaa ku dareysa in qorigaan uu yahay mid dhawaan lagala soo goostay Ahlusunna kaas oo yaalay guriga gudoomiyaha Degmada dhuusamareeb Abdirahman geeda qorow.

Ad
Previous articleKoonfurgalbeed oo Shaaciyay Xiliga aysoo Gabagabaynayso Doorashada Shaacisayna Kuraasti Udanbaysay
Next articleAlshabaab oo Sheegtay Dilka 7dobobo Qof ajaanib ay ku jiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here