Home Wararka Maanta Kenya oo Martigalinaysa Shir ay isugu Imanaayaan Xasan shiikh iyo Abiya Axmed

Kenya oo Martigalinaysa Shir ay isugu Imanaayaan Xasan shiikh iyo Abiya Axmed

0

Todobaadkan Kenya ayaa martigalinaysa booqashooyin ay ku imaanayaan madaxda Soomaaliya & Itoobiya, oo uusan wanaagsaneyn xariirka ka dhaxeeya, Talaadada todobaadkan ayaa lafilayaa in uu Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh tago magaalada Nairobi ee Kenya.

Ilaa hadda lama yaqaano Ajendaha wafdiga Madaxweyne Xassan Sheekh ee tagida Nairobi, xili sidaas oo kale RW Itoobiya Abiy Axmed uu isna todobaadkan tagayo Nairobi.

ABIY ayaa horey u sheegay in uu MW Ruto ka codsaday in uu dhexdhexaadiye isaga & Madaxweynaha Soomaaliya, balse uu taasi diiday Madaxweyne Xassan Sheekh, oo sheegay in uusan la fariisan doonin madaxda Itoobiya ilaa ay ku dhawaaqan ka laabashada Is afgaradkii ay la galeen Muuse Biixi.

Ad
Previous articleDeni oo Go,aan Culus Qaatay Xili oo Umagaacabis Ku dhawaaqi rabo
Next articleRagii Dhawaan Galmudug ku Dilay Macalinkii Dugsi Quraan iyo Dhaqtarkii Walaalaha oo Xulun Adag lagu Riday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here