Home Wararka Somaliya Galmudug Qax iyo Cabsi xoogan oo caawa ka Taagan Degmada Matabaan iyo Gadiid...

Qax iyo Cabsi xoogan oo caawa ka Taagan Degmada Matabaan iyo Gadiid Dagaal oo ka baxay Dhuusamareb

0

Degmada Matabaan ayaa caawa Wajahaysa Cabdi Xoogan iyo Qalqal amni kadib oo alshabaab oo kaabiga ku haaya Degmadaas oo maalin kahor Alshabab qabsadeen.

Waxaa hadda laamiga Guriceel xawaare ku maray ku dhawaad 7 gaadiidka dagaalka ah oo ka gaari raba degmada Matabaan oo Al Shabaab u soo dhawaadeen. Shabaabka ayaa jooga Shiine Qarxis oo magaalada u jira 5 km.

Ad
Previous articleDegdeg madaxweyne Qoorqoor oo Dalka Dib ugu Soo laabtay kadib Weraradii Alshabab ee Deganada Galmudug
Next articleSawiro:- madaxwayne Qoorqoor oo safar Degdeg ah ku soo gaaray Dhusamareb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here