200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Gudoomiyaha Dalada dhalinyarada Galmudug GYN oo dhawan magacaabaya gudiga Doorashada gudoonka sare ee GYN | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Gudoomiyaha Dalada dhalinyarada Galmudug GYN oo dhawan magacaabaya gudiga Doorashada gudoonka sare ee GYN

Gudoomiyaha Dalada dhalinyarada Galmudug ee loo soo gaabsho (GYN) Cali Mahdi Elmi  Cotoosh oo hawlo shaqo u jooga Magalada Barasalis ee wadanak Biljamka waa uu sheegay in uu dhawaan magacaabayo Gudiga doorashada gudoomiyaha GYN ka dib markii uu dhamaday waqtigiisu.

Gudoomiayah Dalada dhalinyarada dawlada Galmudug waxa uu shegay in GYN  ay hada marayso meel aad u saraysa uusan rabin in dib loo cesho maadaba uu ka mid yahay dadkii aas aasay waqtina ku baxshay GYN .

Gudomiye Catoosh waxa uu sigaar ah ugu mahad ceshay Bile Tahliil Elmi Bile labis oo uu sheegay in uu yahay  shaqsigii ugu horeeyey ee keena fikirka ah in dalada dhalinyarada Galmudug ay ku meedeysan yihin la helo.

Gudoomiyahaha GYN Catoosh ayaa ugu dnabeen xubnaha Dalada GYN ugu baaqay in ay san ka daalin u shaqenta dadkooda asaga oo xusay in la heli doono siminaaro dibadiisan ah

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)




ad

Caalamka Weerar lagu qaaday mid kamid ah Safaaradaha Israel ee Caalamka…
- Jul 24, 2017
Dowladda Isra’iil ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho weerarkii lagu qaaday safaaradii ay ku ...
Wararkii ugu danbeeyay Magaalada Gaalkacyo oo habeenadan Dad lagala baxay…
- Jul 24, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee xaruunta Gobolka mudug waxaa ka socday Habeenadan hawla baaritaan oo wadaan ...
Dhagayso Galmudug Oo Ku Baaqday In Loosoo Gurmado Shacabkii Ka Qaxay Xeraale
- Jul 24, 2017
Ayadoo boqolaal qows oo ku noolaa dagmada xeraale ee gobalka galgaduud ay iskaga hayaameen ...
Deg Deg Ciidanka Dawlada Soomaaliya Oo Goordhow Qarax Fashiliyay
- Jul 24, 2017
Ciidamada Dowladda Federalka Somaliya, ayaa goor dhaw fashiliyay qarax miino oo lagu aasay wadada ...
Sawirro Madaxweyne Farmaajo Oo Booqday Jaamacadda Gahayr Oo Dib loo Howlgaliyay Maanta
- Jul 24, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay ...
Dhagayso Madaxwaynaha Galmudug Oo Ka Hadlay Xiisada Dagaal Ee Wali Ka Aloosan Xeraale Kuna Baaqay In Deg Deg Loo Joojiyo
- Jul 24, 2017
Axmed ducaale geele xaaf madaxwaynaha dawlad gobaleedka galmudug ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...
Akhriso Shaqo Joojin Lagu sameeyay Agaasimaha Guud Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta Iyo Raysal Wasaare Khayre Oo Aqbalay
- Jul 24, 2017
Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada ee Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaqo ...
Dhageyso Ahlu-suna oo dagaalka Xeraale war kale kasoo saartay isla markana ku eedeysay Galmudug,,,
- Jul 24, 2017
Madaxa warfaafinta maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Muxudiin Cali Jimcaale (Jakuula) ayaa faah faahin ...
Dhageyso Raisal Wasaaare Kheyre oo maanta booqday Maxaabiista laga keenay Dalka Itoobiya,,,Sawiro,,,
- Jul 24, 2017
Waa qaar ka mid ah Maxaabiista Soomaaliyeed ee laga keenay Dalka Itoobiya ka dib ...
Caalamka Madaxweynaha Turkiga oo eedeyn u jeediyay Yahuuda israel,,
- Jul 23, 2017
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku eedeeyey maamulka Israel inuu awood xad dhaafa ...
Deg Deg Galmudug oo war-saxaafadeed Kasoo saartay eedeynta uga timid Maamulka Ahlu-suna ee Dagaalka Xeraale,,
- Jul 23, 2017
maamulka Galmudug ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray eedeyn dhawaan uga timid maamulka Ahlu-suna taasi oo ...
Dhageyso Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay hadalka kasoo yeeray Amiirka Dalka Qatar,,,
- Jul 23, 2017
Khudbadii ugu horeysay ee uu jeedo ayuu Amiirka dalka Qadar  ku baaqay in wada ...
Dhageyso Barlamaanka Galmudug oo loo jeediyay baaq deg deg ah,,
- Jul 23, 2017
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka maqan Magaalada ...
Sawirro Galmudug Oo Ka Qayb Galaysa Shirwayne Ka Furmay Magaalada Garoowe
- Jul 23, 2017
Magaalada garoowe ee caasimada maamulka puntland ayaa maanta waxaa ka furmay shiwwaynaha wadatshiga wasaarada ...
Deg Deg Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Baydhabo
- Jul 23, 2017
Ugu yaraan 4 Askari ayaa ku geeriyootay kadib Qarax Miino oo lagula eegtay askar ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: