Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Dagaal ka soconaya Deegaano ka Tirsan Galgaduud oo Alshabaab ay...

Deg Deg Dagaal ka soconaya Deegaano ka Tirsan Galgaduud oo Alshabaab ay Maamulaan

0

Wararka ka imaanaya Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Beela Walaala ah uu ka Soconayo Deegaan Lagu Magacaabo Darqoojis oo u dhaw Budbud.

Dagaalkaan oo saaka Bilaawday ayaa la sheegayaa inuu salka ku haayo Aana qabiil ka Gadaal Markii xalay La dilay 3 nin.

Dilka sadaxdaas rag ah ayuu ka bilaawday Dagaalkaan Xoogan waxuuna soconayaa saacado sida ay sheegayaan dadka Deegaanka.

Goobta uu Dagaalku ka dhacayo waxaa Maamulaya Alshabaab, waana Deegaano Hoostaga Degmada  Galcad ee Galgaduud.

Ad
Previous articleHay’adaha Samafalka ee Gobalka Mudug oo Amar la duldhigay
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo gaaray (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here