Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG: Ciidamada Galmudug iyo Alshabaab oo Qarka Isku Saaran lagana Cabsi...

DEG DEG: Ciidamada Galmudug iyo Alshabaab oo Qarka Isku Saaran lagana Cabsi Qabo Dagaal

0

Ciidamada Amaanka Galmudug Ayaa Goordhow Isku Hareereyey Deegaanka Qalaanqal Halkaasi Oo Ay Fariisin Weyn Ku Leeyihiin Dagaalamyaasha Al Shabaab

Ciidamada Hareereyey Saldhiga Dagaalamyaasha Al Shabaab Ee Deegaanka Qalaanqal Waxaa Ka Mida Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Iyo Ciidanka Xooga Dalka

Ciidanka Ayaa Maantay Waxay Howgalo Deegaanka Maarsagame Iyo Deegaanka Kale Kuwaas Oo Dhibaato Weyn Loogu Geystay Dad Badan Oo Reer Guuraa ah

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii shabaab ay ka geesteen Hiiraan
Next articleAlshabaab oo War layaableh Kasoo saartay Shacabkii ay ku laayeen Afar irdood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here