Home Wararka Maanta WasaaradaTamarta iyo Biyaha Galmudug oo Maantay nalalka Cadceeda ku shaqayso ka Hirgalisay...

WasaaradaTamarta iyo Biyaha Galmudug oo Maantay nalalka Cadceeda ku shaqayso ka Hirgalisay Degmada Galinsoor(Sawiro)

0

 

Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Biyaha Galmudug Maxamuud Cabdi Axmed Kaarshe oo ka Warbixiyay mashruucaan ayaa Sidaan yiri:

“Waxaan maanta daahfurnay mashruuc looga hirgalinayo nalalka wadooyinka ee cadceeda ku shaqeeya sadex deegaan oo kamid ah Galmudug. Waxaana maanta dhagax dhignay deegaanka Galinsoor oo la filayo in uu waxbadan ku soo kordhin doono dhanka Amniga, Kobaca dhaqaalaha iyo dib usoo kabashada bulshada”

Ad
Previous articleGudoomiyaha Xisbi siyaasadeedka Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Ka warbixiyay Waxa uu CID kala Soo Kulmay Madaxweyne Biixina Eedeeyey
Next articleGudoomiyihii Doorashooyinka Puntland ee iscasilay oo eedeeyey Deni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here