Home Wararka Somaliya Galmudug Beel ka Mid ah beelaha Sacad oo Maantay Cabasha Xoogan Ka Muujiyay...

Beel ka Mid ah beelaha Sacad oo Maantay Cabasha Xoogan Ka Muujiyay Madaxweyne Qoor Qoor(Sawiro)

0

DEG DEG Beesha Reer Nimacaale oo Kamid Ah beelaha Wax Kadhistay Maamulka Galmudug Kana mid Ah beel Waynta Sacad Ayaa Sheegay ina Joojiyeen Wada Shaqayntii Maamulka Galmudug

beesha Ayaa Ah beesha ugu dhulka deegaanka badan Gobalka Mudug

Sidookalana uxiran Yihiin Xaduudahooda dhul Cir iyo badba

Arintaan Ayaa Kusoo Aadayso Xili Madaxwaynaha Galmudug Loosameeyay Mudo Kordhin Sharci daro Ah.

Ad
Previous articleXabaal wadareedyo laga helay goobo ay ka baxeen Ciidamada Ruushka (Sawirro)
Next articleWar Deg Deg ah: Rag Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Degaanka Cadakibor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here