Home Wararka Maanta War Cusub oo kasoo Kordhay Xilkii la Sheegay in loo Magacaabay Jihaan...

War Cusub oo kasoo Kordhay Xilkii la Sheegay in loo Magacaabay Jihaan Xasan Shiikh

0

Ilo kala duwan oo ka tirsan Villa Somalia iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa inoo xaqiijiyay inay been abuur tahay warqad la sheegay in lataliye sare loogu magacaabay Jihaan Xasan Sheekh Maxamuud oo ah gabadha Madaxweynaha dalka.

Warqadaan ayaa caawa lagu baahiyay baraha Bulshada Soomaalida qeybo ka mid ah

Saraakiil ka tirsan Villa Somalia ayaa allbanaadir Online u sheegay in warqadan ay abaabuleen xubno ku dhaw maamulkii hore ee Nabad iyo Nolal si bulshada dhaxdooda looga abuuro guux loogana horkeeno Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

HOOS KA AKHRISO WARQADA LA BEENIYEY

Ad
Previous articleMadaxweyne Ruto oo Farriin adag oo hanjabaad ah u diray Mucaaradka oo dib u bilaabaya Dibad-baxyada
Next articleTaliye Macallin Mahdi oo shaaciyay Sababta keentay amniga Muqdisho Soo Hagaagay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here