Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiir Dowlaha Arimaha Gudaha Galmudug oo Muqdisho Shir uga Qeyb galay.

Wasiir Dowlaha Arimaha Gudaha Galmudug oo Muqdisho Shir uga Qeyb galay.

0

Wasiir dowlaha Arrimaha guddaha Galmudug ahna kusimaha wasiirka mudane Ahmed Hassan Ali ayaa maanta Mogadishu uga qayb galay kulan u dhaxeeyay dowlad gobaledka hirshabeele iyo dowlada galmudug laguna daahfuray wadatashiga soohdimaha ay wadagaan labada maanmul goboled oo dhawaan la bilaabi doono.

shirkaan waxaa hirgeliyay Gudigga madaxa-banaan ee xuduudaha iyo Federaalka JFS, waxaana Looga Hadli doonaa Xuduudaha.

Gunaanadki shirka ayaa labada wasir isku afgarteen in hawsha laguda galo, iyada oo dhawaan laga hawl geli doono labada maamulna ay diyaar u yihiin hawshaas fulinteeda, sida ugu dhaqsiyada badan.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Madaxda Goballada Waqooyi
Next articleAmniga Degmada Caabudwaaq ee Galgaduud oo Faraha ka baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here