Home Wararka Somaliya Galmudug Dhuusamareeb oo si Rasmi ah Golaha Deegaanka looga Daahfuray(Sawiro)

Dhuusamareeb oo si Rasmi ah Golaha Deegaanka looga Daahfuray(Sawiro)

0

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa si rasmi ah u daahfuray Dhismaha Golaha Deeganka Caasimada Dhuusamareb.

Munaasibaadan waxaa Goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxmed jamac (Cabdiwayel) wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug, Wasiiro, Xildhibano, Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, Maamulka Caasimada & Odaayaasha dhaqanka Dagmada Dhuusamareb.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Ayaa sheegay in Dhuusamareeb ay ka dhici doonto Doorasho xor iyo xalaal ah islamarkana Shacabka Dhuusamareb ay dooran doonaan Qofka ay u Arkaan in uu u adeegi karo.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh iyo Deni oo di wadajir ah u booqday Xarun muhiim ah(Sawiro)
Next articleAlshabaab oo Fariin Cajiib ah U Dirtay Madaxweynaha Cusub ee Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here