Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada policeka Magaalada Gaalkacyo oo Soo Bandhigay Hub ay kusoo Qabteen Dagaal...

Ciidamada policeka Magaalada Gaalkacyo oo Soo Bandhigay Hub ay kusoo Qabteen Dagaal Halkaas ka dhacay

0

Taliska Booliska Gobolka Mudug Ee Puntland ayaa sheegay in sadex askari looga dhaawacay dagaal culus oo xalay dhexmaray iyaga iyo Rag Cabtooy ah, sidoo kalana ay gacanta ku dhigeen 8 kamid ah Cabtooydii iyo khamri, gawaari, iyo hub ay wateen,
isla markaasna ciidanku la wareegeen gacan ku haynta goobtii dagaalku ka dhacay ee xera kabista.

 

 

Dhinaca kale waxaa la sheegay in muxiyadiin cabdi jaamac (sheekeeye) oo ka tirsanaa ciidamadii booliska ee xalay dhaawacmay uu ugeeriyooday dhaawacii.

 

Ad
Previous articleMaamulka Degmada Kaaraan oo Culeys saaraya Ganacsatada si Lacag Looga qaado
Next articleMadaxweyne Deni oo Mucaaradka Weerar afka ah ku Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here