Home Wararka Maanta Qoor Qoor oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka Mudug Xili Magaloooyin Waawayn laga...

Qoor Qoor oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka Mudug Xili Magaloooyin Waawayn laga soo Baxay

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la filayaa in uu maalmaha dhaw si dhaqsi ah u tago furimaha hore ee Gobolka Mudug, si uu ula hadlo ciidamada kasoo baxey magaalooyin dhawr ah oo khawaarijtu dib ula wareegtay, kuwaas oo ka gadoodsan ballamo ay sheegeen in dowladda Soomaaliya uga baxday.

QoorQoor ayaa noqonaya masuulkii ugu horreeyay ee ku baxa ciidamada furimaha soo banneynaya, iyadoo la xasuusto in bartamaha bishii September ee sanadkii hore qarax lagu eegtay QoorQoor isla furimaha ay ciidamadu soo baneeyeen hadda.

Ciidamadaan ayaa isaga Baxay Dhowr Magaalo oo Waawayn kuwaas oo Alshabaab Dib u Qabsadeen Sida Caad Camaara iyo Baacaadwayne oo Saraakiil Sarsarw ku nafwaayeen.

Ad
Previous articleDagaal Qaraar oo Dad badan ku Dhinteen oo Ka Dhacay Mudug
Next articleFarmaajo oo La Yimid Hab Dhaqankii ay lahaayeen Mucaaradka Markii Uu Kursiga Ku Fadhiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here