Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug iyo Marwada Madaxweynaha Qaranka oo Gaaray Hobyo (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug iyo Marwada Madaxweynaha Qaranka oo Gaaray Hobyo (Sawiro)

0

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo aay Wehliso Marwada madaxweynaha Qaranka Marwo Seynab Abdi macalin ayaa gaaray magaalado xeebedka hobyo ee gobalka mudug.

Wafdiga waxaa magaalada hobyo ku soo dhaweeyay Wasiiro, xildhibano, maamulka Dagmada iyo qeybaha Bulshada Magaalada hobyo.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo marwada madaxweynaha qaranka ayaa si wada jir ah xariga oga jaray Hosbital cusub oo loogu tala Galay hooyayada iyo dhalanka oo hay,ada Seynab Foundations ka hirgalisay Magaalada hobyo.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo kulan la yeeshay Safiirka ingiriiska
Next articleDeg Deg Dimbi baarihii Saldhiga yaaqshiid oo Goor dhaw La dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here