Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Gaari Kasoo Baxay Hobyo oo Alshabaab Wadada Ku Qarxiyeen iyo...

Deg Deg: Gaari Kasoo Baxay Hobyo oo Alshabaab Wadada Ku Qarxiyeen iyo Qasaaro ka Dhashay

0

Qarax miino ayaa haleeyay gaari qof shacab uu watay oo ku safrayay wadada xariirisa wisil iyo bajeela oo mudug ka wada tirsan.

Gaariga ayaa la sheegay in loo soo waday magaalada Cadaado ka dib markii laga soo dajiyay marsada Hobyo.

Qaraxaan waxaa uu yimid ka dib markii shalay maqribkii Al-shabaab ay dab qabadsiiyeen Tuulada Cadalle oo u dhaxeysa wisil iyo bajeela.

 

Gaarigaan oo ahaa nooca Looyaqaano laylo Calwi oo Laga Soo Dajiyay Hobyo kuna Wajahna Cadaado ayaa La Sheegaya inuu Ku Dhintay Darawalki Waday Gaarigaas.

Ad
Previous articleHaweenay Lagu Riyooday ayadoo Diinta islaamka Ku Xadgudbaysa Kadibna Qoorta Laga Jaray(Cajiib)
Next articleMadaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo La kulmay P.M Rooble Xili Mooshin laga Gudbiyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here