Home Wararka Maanta Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Xananbuure iyo Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo ka...

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Xananbuure iyo Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhashay

0

Xananbuure. Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Israsaasayn degaanka xananbuure goordhow ku dhexmartay laba maleeshiya beeleed.

illaa laba ruux ayaa ku geeriyooday israsaasaynta halka mid kalena ku dhaawacmay sida ay kusoo waramayaan illo dadka degaanka ah.

Labada maleeshiya Beeleed ee Dagaalamay ayaa kasoo kala Jeeda Caasimada Galmudug Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Dhawaan ayay ahayd markii Sidaan oo kake Dagaal kale Ku dhexmaray Deegaanka Xananbuure, Waxaana Laga Cabsi Qabaa in Dagaalkaan uu siii Xoogaysto.

Maamulka Galmudug ayaana Dhawaan Ciidamo kala dhex Dhigay Labadaan Beeloood oo isku Haysta Ceelbiyood Beesha Saleebaan Doonayso inay Ka Qootaan Xananbuure.

 

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo saartay digniin ku aadan todobada cisho ee soo socota iyo Waxa dhici Doona
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Xaruntii Hormuud Garasbaaleey ee Xalay Qaraxyada lagu Buburiyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here