Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel Mariyay Heshiis Dowlada...

War Deg Deg ah: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel Mariyay Heshiis Dowlada itoobiya Ka Difaaci Doona Bada Soomaaliya

0

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa meelmariyey Heshiis Amni Badeed oo ay Soomaaliya lagashay Dawladda Turkiga, waxaana heshiiska mudadiisa yahay 10 sano, Turkigu ay awood buuxda u leeyihiin maamulida iyo Difaaca Biyaha Soomaaliya.

Madasha waxaa laga xaqiijiyey in ay Soomaaliya u baahan tahay dalweyn oo difaaca Qaranimadeeda, kaasna uu noqon karro Turkiga.

Heshiiska oo loo akhriyey golaha wasiiradda, waxaa laga sheegay madasha in heshiiskan fulintiisa ay 24 saac gudahood ku bilaabanayso, Haddii la isku dayo xeebaha Soomaaliya in lagu xadgudbana ay ciidanka Turkigu u dagaalami doonan difaaca Biyaha Soomaalida, (Sida ay Ankara u difaacan oo kale).

30% Aaga dhaqaalaha Baluuga ah, kheyraadka laga helo ayay qaadanaysaa Turkiga, waxayna dhisi doonan ciidanka Badda oo laqalabeeyey, si ay masuuliyda ula wareegaan.

Kalluumeysiha sharci darada ah ee ay dalalka Shisheeye kujariifaan xeebaha dalka ayay la dagaalami doonaan.

Ad
Previous articleMaraykanka oo Markale diiday xabbad-joojinta QAZA
Next articleSomaliland oo xukun ku ridday haweeneydii Ilaahey ‘cayday’

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here