Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Askari Ka Tirsan Ciidamada Galmudug oo Hub la Goostay una...

Deg Deg: Askari Ka Tirsan Ciidamada Galmudug oo Hub la Goostay una Galay Ahlusuna Waljamaaca(Sawiro)

0

Xoogaga Ahlusunna ee ku sugan degaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud ayaa soo bandhigay Nin hubeysan oo ay sheegeen in uu kasoo goostay dowladda Soomaaliya.

Ninkaan ayaa wata Gaari Nooca raaxada ah iyo laba Qoray oo BKM ama Dabajeex ah, balse laamaha Amniga Soomaaliya & kuwa Galmudug ayaan weli ka hadlin.

Marka laga soo tago shegashadoodo ma jirto Cid kamadax banana oo xaqiijin karta Sax ahaanshaha Warkaan.

Ad
Previous articleJoebiden oo Digniin afka ah u Diray Ruushka Xili Dalka Ukrain Dagaal Ba,an uu ku socdo
Next articleGudoomiyaha Gobalka Gedo oo ka Horyimid Talaabo uu Qaaday P.M Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here