Home Wararka Maanta Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Awaamir Culus Oo Dhinaca Amniga Ah Soo Saaray

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Awaamir Culus Oo Dhinaca Amniga Ah Soo Saaray

0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Khamiis laha ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu ahaa sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korartay Caasimada iyo sidii wax looga Badalilahaa Hanaanka shaqo ee Ciidanka ee ku sugan Caasimada.

 

Taliya ayaa Sheegay in uu Magacabayo Gudi ka shaqeynayo Kormeerida Baraha hubinta gaadiidka, kuwaasi oo wacyi galin Buuxda u sameeynayo ciidamadaasi maadama loobahanyahay in wax lagabadalo Habdhaqanka Ciidamada.

 

Ugu danbeyn, Taliyaha ayaa ku amray taliyeyaasha xasilinayo Caasimada iyadoo laga Dulayo Cabashooyinka Shacabka Soomaaliyeed, iskulana xisaabtamayo dhacdooyinka soo laa laabtay.

Ad
Previous articleGolaha Wasiirada Oo Go,aano Culus ka Soo saaray Dilalka Loogaysto Wadayaasha Bajaajta oo Maalmahan Muqdisho lagu laynaayay(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Axmed Madoobe Oo Sabab Yaab Leh U Diidan In Kismaayo La Geeyo Ciidankii Laga Keenay Eritrea

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here