Home Wararka Maanta Maanta oo kale 10 Bisha Ayaa la qorsheeyay in la qabto...

Maanta oo kale 10 Bisha Ayaa la qorsheeyay in la qabto Doorashada Madaxweynaha Dalka

0

Sida Qorshuhu ahaa Doorashada Madaxweynaha Dalka Soomaaliya ayaa  Ayaa La qorsheeyay in La qabto Maanta oo kale 10 October.

29-kii Bishii June ee sanadkaan ayaa Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka waxaa ay soo saareen Jadwal doorasho oo ka dhashay heshiiskii 27-kii May ay ku gaareen Magaalada Muqdisho , kaas oo ugu dambeyn Maanta oo taariikhdu ku beegan 10-ka Octoober loo asteeyay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha, balse jadwalkaas uu Shaqeyn waayay.

Marar badan  ayay dib u dhacday doorashada Soomaaliya, iyada oo uu dhaqan geli waayay Jadwalo doorasho oo ay soo saareen Golaha wadatashiga qaran iyo Guddiga

Ad
Previous articleGanacsade Caan ah oo Lagu dilay Konfur Afrika
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Maanta Qaabilay Wafdi uu Hogaaminaayay Taliyaha Ciidamada AMISOM (

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here