200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Xulka Qaranka Somaliya oo Galabta la Ciyaaraya Dalka Niger,, Saacada Markey Tahay,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Xulka Qaranka Somaliya oo Galabta la Ciyaaraya Dalka Niger,, Saacada Markey Tahay,,

Muqdisho (M24) Garoonka K/Cagta Ee Addis Ababa Stadium  Galabta waxaa ka dhici doonta Cayaar dhexmari doonta Xulka Qaranka Wadankeena Soomaaliya iyo Xulka Qaranka Niger Cayaar ka tirsan Isreeb-reebka Cayaaraha Adduunka ee la qaban doono Sanadka 2018-ka.

Cayaarta ayaa  bilaabaneysa sida la sheegay 3:30 Galabnimo Saacada Geeska Afrika,waxaana Xulka Qaranka Soomaaliya galabta ay heli doonaan taageereyaal aad u badan,maadaama ay Magaalada Addis Ababa ku nool yihiin Soomaali aad u badan.

Xulalka Qaranka Soomaaliya iyo Niger ayaa Sanadkii 1980-kii Ku Kulmay Wadanka Niger,waxaana Cayaar dhexmartay ay ku soo idlaatay Barbar dhac 0-0 ah,balse Xulka Qaranka Niger ayaa Gool kulaad ama Rigooreyaal ku guulestay.

Sidoo kale isla Sanadkii 1980-kii ayey ku Cayaareen Magaalada Muqdisho waxaana Cayaartaa ay ku dhamaatay 1-1 Balse sidoo kale Neger aya Rigooreyaal ku Adkaatay,

somalia

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (3)




ad

Xukuumada Soomaaliya oo Faah Faahisay Shir ay Uga Qeyb Galeen Dalka Turkiga” R/Ku xigeenka iyo Qaar Ka mid ah Wasiirada.
- Jan 15, 2018
Ra'iisul wasaare ku xigeenka xukumadda Soomaaliya Avv Mahdi Max'ed Guuleed, iyo xubno ka tirsan ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu Xalay Ka jeediyay Xaflad loogu qabtay Gaalkacyo dhanka Galmudug..
- Jan 15, 2018
Madaxweynaha Dowlada Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Xalay ku hoyday Galmudug markii ugu horeesay. Mudane ...
Dhagayso Maamulka Gobalka Banaadir oo sheegay in ay Jiraan Shaqsiyaad Hortaagan Horumarka Gobalka Banaadir
- Jan 15, 2018
Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Maamulka Gobolka Banaadir C/laahi Xaaji Ereg ayaa muujiyey inay ay ...
Dhagayso Ahlusunna oo Shaaciyay in ay u diyaar garoobeen Dhamaystirka Ahlusunna iyo Galmudug.
- Jan 15, 2018
Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ee la midoobay Maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug..
- Jan 15, 2018
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee ...
Muqdisho oo Lagu arkay Xoolo Siyaaba Kala Duwan Loogu Qalay, Iyo Shacabka oo Argagax Muujiyay (Sawiro)
- Jan 15, 2018
Qeybo kamid ah dagmada howl-wadaag dadka ku nool saakay waxa ay kusoo tooseen arin ...
Daawo Fanaanka Cali Dhaanto oo Galmudug u qaaday Hees Cusub Habeenkii Xalay..
- Jan 15, 2018
Fanaanka Cali Dhaanto oo kamid ah fanaaniinta Somaliyeed kuwooda dhaqanka ku heesa ayaa Xalay ...
Sawiro Madaxweyne Farmaajo oo Xaflad Soo Dhaweyn ah Xalay Gaallacyo loogu qabtay..
- Jan 15, 2018
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Xalay Gaalkacyo loogu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah. Xaflada ...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Xaaf oo Dhagax-dhigay Dayactirka Wadada Galkacayo iyo Hobyo (Sawiro)
- Jan 14, 2018
Madaxweynaha Soomaalya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaweynaah Galmudug oo si wada jir u dhagax ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo Dhameestiran taasi uu ka jeediyay Soo Dhaweyntiisa Galmudug Gaalkacyo..
- Jan 14, 2018
Madaxweynaha Dowlada Somaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug. Farmaajo iyo Golahiisa Wasiirada ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf uu ka jeediyay Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Galmudug..
- Jan 14, 2018
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Khudbad ka jeediyay Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ...
Deg Deg Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Goor dhaw Ka dhacay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka Muqdisho.
- Jan 14, 2018
Saddex Askari oo katirsan Ciidanka Dowladda ayaa geeriyooday 3 kalena waa ay dhaawacantay kadib ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu u jeediyay Shacabka Galmudug ee Gaalkacyo isagoo u sheegay,,
- Jan 14, 2018
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Mudug ...
Sawiro Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo oo soo gaaray dhanka Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo..
- Jan 14, 2018
Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug u soo gudbay Madaxeeynaha Soomaaliya ...
Sawiro Xildhibaano Iyo Wasiiro ka tisan dowlada Somaliya oo Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb..
- Jan 14, 2018
Waxaa Goor dhow Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug wafdi Isugu jiro Wasiiro iyo ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: