canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Xaafada islii ee Nairobi oo Falkii Labaad oo Argagax leh ka Dhacay ,,Jaceyl iyo Maseer Dartii,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Xaafada islii ee Nairobi oo Falkii Labaad oo Argagax leh ka Dhacay ,,Jaceyl iyo Maseer Dartii,,

Nairobi (M24) Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya Waxaa ka Dhacay Falkii Labaad oo Argagax Leh Kadib Markii Nin Oromo ah uu Dilay Gabar Somaliyed kadibna isaga is Dilay Waxana Falkaasi kasii horeyay Fal Gabar kale Wajiga Loogu Shubay Aashito,

Falka Ninka oromada ayaa ka Dhacay Xaafada  (Jujarod) kadib Markii Ninkaasi oo aad u Jeclaa Gabadha isla Markana labadooda Xiriir Feecan ka dhaxeeyay uu Arkay Gabadhii oo Nin kale la Socday,

Waxana uu Go.an Saday in uu Dilo Gabadha isagoo Tooreey ku Dilay Gabadha Hase Yeeshee Daqiiqado kadib Ninka Orormada Ayaa isna is Dilay kadib Markii uu Cabay Sun Sida Mid kamid ah Dad Xaafada islii uu u Sheegay Mudug24,

Geerida Ayaana Lagu Macneeyay ( Jaceelkii Geerida )

Muuqaalka Hoose Waa Sawirka Marxuumiinta

dil

Dhacdada Labaad Ayaa ka Dhacday Dalka Kenya Xaafada islii Maalmo Sii Horeeyay Kadib Markii gabar Somaliyed Wajiga loogu shubay Aashito Taasi oo keentay in Wajiga Guud ahaan is Badalo,

Shilkan Ayaa Waxaa ka danbeeyay Gabar Somaliyed oo ka Maseertay Gabadha Dhibka soo Gaaray iyadoo Maseer kadib Nin Lacag ku siiday in Gabadha Wajiga Ashito loogu Shubo,

Gabadhan Ayaa Hada Jiiftay Mid kamid ah isbitaalada Dalka Kenya Halkaasi oo Xaaladeeda lagu Dabiibayo waxana Mid kamid ah Dhacdooyinka Xaafada islii oo ku Caan Baxday Dhacdooyinka Layaabka leh,,

Mudug24, Nairobi

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)




ad

Safiirkii Dowlada Ruushka ee Qaramada Midoobe oo Mareykanka ku dhintay…
- Feb 21, 2017
Safiirka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay, Vitaly Churkin, ayaa si lama filaan ah ugu ...
Donald Trump oo magacaabay Lataliyihiisa Amaanka Qaran ee Dalka Mareykanka…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa lataliyihiisa ammaanka qaran u magacaabay jeneraal HR McMaster, kaasoo ...
Madaxweyne Farmaajo oo iska casilay Shaqadii uu ka hayay Dalka Mareykanka oo aheyd…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa iska casilay shaqadii uu ka hayey Xafiiska Buffalo ...
Nabadoon Caan ah oo Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho…
- Feb 21, 2017
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa fiidnimadii xalay ku dilay magaalada Muqdisho Nabadoon la oran ...
Muran wali ka jira Dilkii loo geestay Walalka la dhashay Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi…
- Feb 21, 2017
Dawladda Malayshiya ayaa u yeertay danjirahoodii Kuuriyada Waqooyi ka dib markii uu ka sii ...
Akhriso Beesha Habargidir oo Hal Wasiir kaliya laga siiyay Maamulka Hirshabeelle iyo Hadal heyn Muqdisho ka jirta…
- Feb 21, 2017
Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble ayaa ku dhawaaqay liiska golaha wasiirada ee maamulka Hirshabeele waxaase ...
IMF oo dowlada ka caawineysa Lacagta Cusub ee dhawaan lasoo daabacayo…
- Feb 21, 2017
IMF sanduuqa lacagta adduunka ayaa Soomaaliya ka taageeraysa lacag cusub oo lasoo daabacay inta ...
Dowlada iiraan oo Digniin u jeedisay Dowlada Mareykanka…
- Feb 21, 2017
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iraan, Javad Zarif ayaa Mareykanka u sheegay in uu joojiyo ...
Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Hirshabelle oo la magacaabay…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Jowhar ...
Deg Deg Lataliye Sare oo iska Casilay Maamulka Donald Trump ee Marekanka…
- Feb 20, 2017
La taliye sare oo ka tirsan Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka (NSC) ayaa madaxweynaha ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in diyaar yihiin Ciidankii lagula dagaalami lahaa Kooxda Shabaab…
- Feb 20, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Galmudug oo aaminsan in Farmaajo Kaligiis uusan Waxba Qaban Karin…
- Feb 20, 2017
Madaxweynihii hore ee galmudug maxamed Axmed Caalun ayaa ka hadlay madaxweynaha Cusub ee Somalia ...
Dhageyso Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo digniin u jeediyay xubno ka tirsan Maamulkiisa…
- Feb 20, 2017
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Magaalada ...
Wararkii ugu danbeeyay Qeyb kamid ah Xildhibaanada Galmudug ee doorashada qaban qaabinaya…
- Feb 20, 2017
xildhibaanada Galmudug ee Cadaado ku sugan isla markana kasoo horjeeda Madaxweynaha Galmudug ayaa wali ...
Dhageyso Faafaahin Saldhig Ciidan oo Mareykanka ka furanayo Deegaanada Hobyo Ama…
- Feb 20, 2017
Faafaahin dheeraad ayaa kasoo baxaya saldhig ciidan oo mareykanka qorsheenayo in uu ka furto ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: