Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Ciidamada Galmudug oo la Wareegay Deegaanka Bohol oo Ahlusuna Ahlusuna...

Deg Deg Ciidamada Galmudug oo la Wareegay Deegaanka Bohol oo Ahlusuna Ahlusuna ku sugnaayeen

0

Saraakiisha Ciidamada Dowlada ayaa la xaqiijiyay in ay la wareegeen gacan ku heynta Deegaanka Bohol oo ay isku aruursanayeen Kooxo taabacsan Ahlusunna Waljameeca.

Ciidamada ayaa gudaha u galey Deegaankan Bohol kadib markii xubnaha is aruursadey ee Ahlusunnada ay weerar kusoo qaadeen fariisimaha Ciidanka dowlada ee duleedka ka ah Bohol, kuwaa oo daqiiqado kadib dib uga gurtay aagagoodii isla markaana iminka ka baxey Bohol oo ay ka joogaan banaanka sida Saraakiisha aan la xiriirnay xaqiijiyeen.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo warinayaa inkastoo aan la hubin tirada rasmiga ah ee qasaaraha kala gaarey labada dhinac.

Ad
Previous articleSheikh Abuukar Xasan Maalin oo Maanta Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)
Next articleAkhriso Tirada Sanatarada ee ilaa Hadda La doortay iyo Deegaanada ay kala yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here