Home wararka Dalka Daawo- Wariyaasha Galabta lasii Daayay oo ka Hadlay Xarigooda iyo Arimo kale,,

Daawo- Wariyaasha Galabta lasii Daayay oo ka Hadlay Xarigooda iyo Arimo kale,,

1

Weriyayaasha Taleefishinka Universal ee u xirnaa dowladda Soomaaliya, ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay kaga jireen magaalada Muqdisho.

Sii dyanta Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Xirsi Kulmiye ayaa waxaa door wayn ka qaatay Saxaafada Soomaalida Qaybaheeda kala duwan iyo Hay’adaha u dooda Xaquuqda Aadanaha, waxayna intaasi kadib Wariyaashu La hadleen Warbaahinta.

Halkan Riix ka Daawo Muuqaalka

cawil

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here