Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidmada Galmudug iyo Kuwa Dowlada oo Kaabiga Ku Haaya Degmada Ceelbuur ee...

Ciidmada Galmudug iyo Kuwa Dowlada oo Kaabiga Ku Haaya Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud

0

Ciidamada Dowladda oo kaabiga kuhaayo Degmada Ceelbuur ee gobolka galgaduud halkaas ah degmada kali Galmudug aay Kooxada Al-Shabaab kaga hartay.

Taliyaha ururka 6aad ciidamada Gaar ah gorgor ee militirga soomaaliya G/Cabdi Maxamed Suulnuuge ayaa wato ciidamadan kuwaaso dhowar jiha kaga aadan degmada Ceelbuur.

sido kale ciidanka beesha murusade ee u hogaaminyo Xildhibaan jacfar ayaa gaaray degmada ceeldheer halkaaso dhawaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka aay la wareegeen.

Hada ciidanka xoogga dalka aay qabtaan Ceelbuur waxaan sidaas kusoo afjarmay shabaabkii galmudug joogay waxaana guul gaaray shacabka Soomaaliyeed oo 15 sano kadib laga kiciyay Kooxada.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Xalay ku Hoyday Degmada Xarardheere Baaqna Deg deg ahna Diray
Next articleAfar arrimood oo gaar u ah magaalada qadiimiga ah ee Ceel Dheer Galmudug ee Laga Saaray Alshabaab Shalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here