Home Wararka Somaliya Galmudug War deg deg Ah: Labo Saacadood oo Xabad joojin ah oo Ahlu-suna...

War deg deg Ah: Labo Saacadood oo Xabad joojin ah oo Ahlu-suna loo Sameeyay

0

Ciidanka Ahlu-suna ee ku sugan Magaalada Guriceel ayaa loo qabtay labo saacadood kadib waan waan ay sameeyeen Masuuliyiinta Galmudug ee Dowlada Somaliya ka tirsan.

Ahlu-suna oo garab ka wayday dhamaan Siyaasiyiin iyo Bulsho ayaa khasaaro xogoan kala kulmay dagaalka maanta ka socda magaalada taasi oo keentay in Awood ahaan soo daciifaan.

Sida mudug24 heshay waxaa lagu dhawaaqay labo saacadood oo xabad joojin ah taasi oo salka ku heysa in ragaan ka baxaan magaalada Guriceel.

Su’asha meesha taalla ayaa ah hadii ay ka baxaan magaalada Xagee u baxayaan madama Galmudug looga diiday in ay ku sugnaadaan.

Lasoco wararkeena joogtada ah.

Isha Wararka Galmudug mudug24.com

Ad
Previous articleCiidanka Galmudug iyo Dowlada Somaliya oo Magaalada Guriceel si toos ula wareegay
Next articleMagacyada: Saraakiisha Ahlu-suna ee la Qabtay iyagoo Dhaawac ah oo loo wado Gaalkayco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here