Home wararka Dalka Dhageyso- Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo Gaaray Gobolka Hobyo iyadoo...

Dhageyso- Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo Gaaray Gobolka Hobyo iyadoo Degmada Bacadweyne Sii Maray,,Top News,,

1

Wasiiradaani iyo Xildhibaano ka Tirsan Dowlad Galmudug Oo Socdaal Shaqa ku MarayaBariga  Gobolka Mudug Oo Xilligani ay ka jiraan Abaaro iyo Biya La.aan Xoogan Oo Saameyn Ku Yeeshay Dadka iyo Duunyada ayaa waxaa ay kulan Balaaran Ay la qaateen Odayaasha iyo Waxgaradka Dagmada Bacadweyne Ee Konfurta Gobolka Mudug kuwasi oo ay kala hadleen sidii loo tayeen lahaa maamulka dagmada iyo sida reer Bacadweyne ay uga wada qaadan lahaayeen Hormarka iyo bixinta Canshuurta

Burhan Warsame Cigaal Oo ah Wasiirka Dakadaha iyo Gadiidka Badda Oo Hogaaminayo Wafdi ayaa u sheegay Warsidaha Codlagalmudug.com in odyaasha iyo maamulka dagmada bacadweyne ay u soo gudbiyeen cabsho ku aadan sidii biya dhaamin dag dag ah loogu sameyn lahaa deeganada qaar oo xilligaani fuustada Biyaha ay ka Gaartay 20 Doolar

Mudane Burhaan Ayaa Sheegay in deeganada ay sii Mareen xilligaani ay ka jiraan Jiilal Kulul maadama xilligii Roobka La filayay uusan ku da’in,

Mudug24, Gaalkacyo

Hoos ka Dhageyso

wasiir

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here