Home Wararka Maanta Iska hor’imaad booliska Israa’iil iyo Falastiiniyiin ku dhexmaray gudaha masjidka Al-Aqsa

Iska hor’imaad booliska Israa’iil iyo Falastiiniyiin ku dhexmaray gudaha masjidka Al-Aqsa

0

Booliska Israa’iil ayaa baahiyay muuqaal muujinaya iska hor’imaad gudaha masaajidka Al-Aqsa ku dhexmaray booliska iyo dad Falastiiniyiin ah ku cibaadeysanayay masaajidka.

Booliska waxay sheegeen in aroornimadii hore ee saaka ay weerar ku qaadeen masaajidka barakeysan ee Al-aqsa kadib markii gudaha masaajidka ay isku soo xireen dad ay ku tilmaameen qas-wadayaal ku hubeysnaa baaruud, dhagxaan iyo ulo.

14 Qof oo Falastiiniyiinta  ah ayaa waxyeello kasoo gaartay rabshadaha.

Ad
Previous articleRaila Odinga oo Hanjabaad Culus u Diray Madaxweynaha Kenya
Next articleWararkii ugu dambeeyay ee dagaal xaley ka dhacay Laascaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here