Home Wararka Maanta Musharaxiinta oo ka hadlay Banaanbixii baaqday iyo Fariin loo diray Cali yare...

Musharaxiinta oo ka hadlay Banaanbixii baaqday iyo Fariin loo diray Cali yare cali

0

Golaha Midowga Musharraxiinta wuxuu uga mahadcelinayaa Golaha Bulshada Banaadir (GBB) aqbalka codsigii kaga yimid Odayaasha Dhaqanka Muqdisho iyo Midowga Murashaxiinta ee ahaa in dib loo dhigo mudaaharaadkii uu GBB qaban lahaa maalinta Khamiista ah 13/01/22.

Goluhu wuxuu cambaaraynaa hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee fal danbiyeed ku tilmaamay mudaaharaadka, oo ah xaq dastuuri ah, sida uu dhigayo qodobka 20-aad ee dastuurka dalka.

Ad
Previous articleMaraykanka oo 24saac Guduhood laba jeer u Hanjabay Madaxda Soomaaliya
Next articleCumar Cabdirashiid oo Sheegay ina laga Been abuuray Bayaankii Xalay aysoo Saareen Madaxdii Hore ee Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here