Home wararka Dalka Daawo-Mucaaradka Jabuuti oo Dhacdo kala Kulmay Magaalada Weeca iyo Sheekh Cabduraxmaan Bashiir...

Daawo-Mucaaradka Jabuuti oo Dhacdo kala Kulmay Magaalada Weeca iyo Sheekh Cabduraxmaan Bashiir oo Sharaxay Arinkaasi iyo eexashada Warbaahinta BBC da iyo VOA,,Top Daawo,,,

4

 warbixin uu kaga hadlaayo Sheekh Cabduraxmaan Bashiir dhacdo ka dhacday  magaalada Weeca (Jabuuti),oo lagu weeraray wafdi uu hogaaminaayay muujaahid Cumar Cilmi Khayre xilli ay ku guda jireen hawlo-shaqo.

Sido kale waxa u dhaliilay warbaahinta adeegsata afka Soomaaliga, oo uu ku sheegay, inay ka eexdeen dadweynaha Jabuuti, gaar ahaan BBC-da iyo VOA-da oo iyagu inta badan qariya, dhacdooyinka taxanaha ah ee lala beegsado siyaasiyiinta iyo dadka rayidka ah ee iyagu taageero ururka mucaaridka ah.

Dalka Jabuuti Ayaa Ah Dal uu Awood ku Heesto Madaxweyne ismaaciil Cumar Geele oo Bulshada Reer Jabuuti ku Kalifay in ay Baahi ugu Dhintaan Dalkooda oo Hodan ah iyadoo Dhanka kale Dad aanan Deeggaanka Aheyn ku Heestaan Hormar,

Mucaaradka Dalka Jabuuti ayaa Heesta Taageero Buuxda oo Bulshada Ah Hase Yeeshee kaligiis Taliye ismaaciil ayaa Dadka Awood u isticmaala,,

Dhawaan waxaan Bilaabi Doonaa Barnaamijyo Taxano ah oo aan kaga Hadlidoono Dhibaatada ka Taagan Dalka Jabuuti iyo Xiligan Dhalaanka Dadka Reer Jabuuti isku Soo Gurayaan Badaha Dalka Gariiga,

inta An Wadno Barnaamijyada Sidoo kale Waxaan idin soo Tabindoonaa Wararka Mucaaridka iyo Dhibaatada uu Geesto kaligii Taliye ismaaciil Cumar Geelo,,

Daawo Muuqaalka Shiikha uu Kaga Hadlay Dhacdadan

 shikh
W/Q Wariye idleh mohamed aden
10 ku laabo mudug24 xiriir

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here