Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Maxakamadda Gobolka Banaadir Oo Seyd Cali ku...

War Deg Deg ah: Maxakamadda Gobolka Banaadir Oo Seyd Cali ku Xukuntay Xukun Dil Ah

0

Maxakamadda Gobolka Banaadir Oo Seyd Cali O ahaa Dilaagii Gubay Luul oo ahayd Xaaskiisa ku Xukuntay Xukun Dil Ah.

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo lagu helay in uu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis oo wali aan meydkeeda la aasin.

Waxaana maxkamadu sheegtay in Racfaan ka furan yahay xukunkan.

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo Wewrar Cukus ku Qaaday Alshabaab ku sugnaa Koonfurta Mudug
Next articleXamse Cabdi Bare oo Gaaray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Xili Boqolaal Qof ku Go,doonsanyihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here