200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Deegaanka Ceel huur ee Gobolka Mudug oo Biyaha Bada kusoo Rogmadeen + Cabsi ka Jirta Deegaanka,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Deegaanka Ceel huur ee Gobolka Mudug oo Biyaha Bada kusoo Rogmadeen + Cabsi ka Jirta Deegaanka,,

Waxaa dadka deggenaa Deegaanka Ceel huur ee Gobolka Mudug ay bilaabeen inay ka firxadeen guryahooda markii biyo badan ay ku fataheen deegaankaasi.

Tv-ga Universal ee Afka Soomaaliga wax ku tebiya ayaa soo baahiyey muuqaal laga diyaariyey Arintaan iyagoo sheegay inay xaalad adag ka jirto Ceel huur.

Gudoomiyaha deegaankaasi Maxamed Cali Shaacuur ayaa xaqiijiyey jiritaanka Arintaas islamarkaana dadku ay ka barakacsan yihiin guryahooda muddo ku dhaw todobaad.

Waxa uu gudoomiye Shaacuur ku baaqay in la caawiyo dadka ka barakacay deegaanka Ceel huur oo dhib badan hadda tirsanaya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhagayso Galmudug Oo Puntland Ka Dalbatay In Ay soo gacan Galiso Malayshiyaad Dad Maras Ah Ku Laayay Galbeedka Gobalka Mudug
- Jul 20, 2017
Taliye Kuxigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb oo La Hadlay Mudug24   Ayaa ...
Akhriso Akoonadii Wasiiradii Puntland Ee La Kala Diray Oo La Xanibay Xili Laga Cabsi Qabo….
- Jul 20, 2017
Hanti dhowrka Puntland, ayaa xayiray akoomada Puntland, kadib markii golaha Wakiillada (Barlamanka), ay kalsoonidii ...
Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Gaalkacyo Kulamo Kula Qaadanaya Waxgaradka Gobalka Mudug
- Jul 20, 2017
Maxamed xaashi cabdi carabey madaxwayne ku xigeen galmudug oo ay weheliyaan wasiiro ka tirsan ...
Sawirro Madaxwayne Farmaajo oo Sagootiyay Danjirihii Dawlada Sweden U Fadhiyay Soomaaliya
- Jul 19, 2017
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saagootiyey Danjiraha Dowladda Sweden ee ...
Faafaahin Dheeraad ah oo laga helayo Dad reer Mii Galmudug ah oo lagu Dilay Galbeedka Gobolka Mudug..
- Jul 19, 2017
sida wararkena hore aad kula socoteen waxaa Galbeedka Gobolka Mudug lagu dilay dad reer ...
Sawiro Magaalada Galkacyo Dhalinyaro Baratay Xirfado ay Ku shaqeystaan oo shahaadooyin la gudoonsiiyay…
- Jul 19, 2017
Iyado ay ka socanayaan magaalada galkacyo barnaamijyo ku aadan la dagaalanka shaqa la aanta ...
Deg Deg Qarax xoogan oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho.
- Jul 19, 2017
Magaalada Muqdisho waxaa Goor dhaw ka dhacay Qarax xoogan oo Jugtiisa laga maqlay Magaalada ...
Dhagayso Shacabka Puntland Oo Baarlamaanka Ka Dal Baday In Ay Gaas Xilka Ka Qaadaan
- Jul 19, 2017
Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyey go’aankii ay Baarlamaanka Puntland ...
Faah Faahin Saldhiga Ciidanka Jabuuti Ee Jalalaqsi Oo Madaafiic Lagu Weeraray
- Jul 19, 2017
Wararka ka imaanaya degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in Ciidamada Jabuuti ...
Dhagayso Galmudug Oo War Cusub Kasoo saartay Isku Dhafka Ciidamada Puntland Iyo Galmudug
- Jul 19, 2017
Maamulka Galmudug ayaa markii horeysay ka hadlay qorshaha isku-dhafka ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland ...
Caalamka Raisal Wasaaraha Australia Malcolm Turnbul oo ka hadlay Wiilka Somaliyga ee dilay gabar u dhalatay Dalkasi,,,
- Jul 19, 2017
Ra'isul Wasaaraha dalka Ausralia Malcolm Turnbul ayaa si adag uga hadlay dil Askari Soomaali ...
Dhagayso Weerar Lagu Qaaday Qows Reer Miyi Ah Oo Daganaa Deegaanka Saax Qurun Ee Galbeedka Gobalka Mudug
- Jul 19, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka saax qurun oo dhaca galbeedka gobalka mudug ayaa sheegaya ...
Xog Dhab ah Madaxweyne Puntland Cabdi Weli Gaas oo xilkiisa shaki lagalinayo…
- Jul 19, 2017
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa markaan loo baqayaa in shaqada laga ...
Maamulka Hirshabeelle oo Qaadacay miisaaniyada Dowlada ee Maamulada isagoo ku tilmaamay…
- Jul 19, 2017
Maamulka Hirshabeele ayaa qaadacay miisaaniyadii maamul gobaleedyadda ee dhowaan ay soo bandhigtay wasaaradda maaliyadda ee Dowladda ...
Xog Yaa ka Danbeeyay in Wasiirada Puntland Kalsoonida lagala noqdo…
- Jul 19, 2017
Qaar ka mid ah Golihii Wasiirada kalsoonida laga laabtay ee maamulka Puntland ayaa waxa ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: