Home Wararka Maanta Gabar Soomaali ah oo Dalxiis u Timid Dalka Turkiga oo Meydkeeda laga...

Gabar Soomaali ah oo Dalxiis u Timid Dalka Turkiga oo Meydkeeda laga Helay Hotelkii ay Daganayd

0

Ayan Mohomed Dhoba oo 26jir ah asal ahaan kasoo jeeda somalia haysatana dhalashada Dalka Uk ayaa maydkeeda laga helay hotel ay ka dagnayd Istanbul .

Ahmed oo ah ayaan ninkeeda ayaa ka dambeyay dilka xaaskiisa sida ay poliska Turkiga shegeen .

Ahmed ayaa xaaskiisa dalxiis ahaan u keenay Dalka turkiga iyagoo ka yimid dalka Britain.

Lama oga Sababta ku Kaliftay Axmed inuu Dilo Xaaskiisa Wayihii Danbe Waxaa Soo badanaaya Raga Soomalaida oo Xaasaskooda Dilaaya.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Afrikaanka ah ee isaga iska mamnuucay safarada dalka dibadiisa
Next articleShir looga Hadlaayay Ka hortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgelinta Argagixisada oo Muqdisho lagu Qabtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here